Podcasts · News · Society & Culture
SBS Somali - SBS Afsomali
SBS
300 episodes
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Episodes page 3 of 6
-
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 2 September 2026
Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah nasoo gaarey halkan ka dhegeyso.
-
Dhimashooyinka Ka Dhasha Daroogada oo Australia Aad Ugu Kordhay. Maxaa laga beddeli karaa?
Warbixin sannadle ah oo ay soo saartay hay’adda Penington Institute ayaa muujinaysa in 2,596 qof ay sannadkii 2024 u dhinteen maandooriye, iyadoo inta badan dhimashooyinkaas ay ka dhasheen daroogo si aan ula kac ahayn…
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 01 September 2026
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 01 September 2026
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 31 August 2026
Halkan ka dhegeyso qodobbo ka mid ah wararka Australia iyo Caalamka ee Isniin 31 August 2026
-
SBS Somali Friday Program: Ku Soo Cesho Barnaamijka Jimcaha 28 August 2026 oo Dhan
Kusoo cesho barnaamijkii Jimce 28 August 2026 oo dhammays tiran.
-
How can my child learn about Indigenous Australia? - Australia Explained: Sidee carruurta loogu bari karaa dhaqamada First Nations?
Supporting your child’s connection with the world’s oldest continuing living culture is one of the greatest gifts you can offer them while raising them in Australia. But if you’re new to the country, you may be unsure…
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 28 August 2026
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 28 August 2026.
-
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 28 August 2026
Warkii Soomaaliya oo Muqdisho naga soo gaarey maanta oo Jimce ah halkan ka dhegeyso.
-
Waraysi: Guddoomiyaha Global Somali Diasporta Jawahir Dahir
Jawahir Dahir oo ah guddoomiyaha ururka Global Somali Diaspora (GSD) ayaa ka warrantay guud ahaan ujeeddooyinka iyo howlaha ururka iyo gaar ahaan shirweynaha ururka ee 2026 oo sannadkan ka dhacaya magaalada Brisbane ee…
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 27 August 2026
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 27 August 2026
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 26 August 2026
Halkan ka dhegeyso Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 26 August 2026
-
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 26 August 2026
Warka Soomaaliya ee Arbacada waxaa ka mid ah, Maxakamadda Sare ee Soomaaliya oo amartay in doorashooyinkii Galmudug aanay waafaqsanayn dastuurka isla-markaana dib loogu celiyo.
-
Waraysi: Keyf Maxamed oo Ka Warraymaysa Buug ay Qortay Si Carruurta Loogu Baro Af-Soomaali
Dhegeyso Waraysiga Keif Maxamed oo qortay buug ay ugu talo gashay in carruurta Soomaaliyeed iyo qofkii aan Af-soomaali aqoonba ay ka bartaan.
-
SBS Somali News: Warka Austarlia iyo Caalamka ee Talaado 25 August 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 25 August 2026
-
Hadda is Diyaariya: Maamullada oo Xilliga Spring-ka Ka Digey Khatar Weyn oo Dab-kaymeedyo
Dadka Australiya ayaa loogu baaqayaa inay hadda isu diyaariyaan xilliga-Spring-ka oo laga yaabo inuu ka kululaado kuwii hore, iyadoo meelo badan oo dalka ka mid ah laga saadaalinayo dab-kaymeedyo khatar leh.
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 24 August 2026
Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 24 August 2026.
-
Birth and pregnancy care options in Australia - Australia Explained: Fursadaha Daryeelka Uurka iyo Dhalmada ee Australia
If you're first-time parents in Australia, choosing where and how to give birth can feel overwhelming. Whether you go through the public or private health system, it is important to understand your options and know…
-
SBS Somali News: Warkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 21 August 2026
Madaxweynah Maraykanka Donald Trump ayaa Iran ugu hanjebey dagaal dhaqaale. Dowladda dhexe ee Australia-na waxaa loogu baaqay inay xuquuqda Aadamaha ka dhigto xuddunta sharciyada dalka. Halkan ka dhegeyso warka maantan.
-
Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 21 August 2026
Warka Soomaaliya ee Jimice 21 August 2026 waxaa ka mid ah culumo soomaaliyeed oo ku baaqay in la joojiyo dhul-boobka laga sheego Muqdisho. Halkan ka dhegeyso.
-
Waalidiin Maxakamad La Aadey Shirkadda Meta ee Leh Facebook
Labaatan iyo sagaal ka mid ah gobollada Maraykanka ayaa dacwad kusoo oogey Shirkadda Meta , iyagoo ku eedeynaya shirkadda, inay si ula kac ah u qaabaysay qaar ka mid ah adeegyadeeda Facebook iyo Instagram, si ay…
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka Khamiis 20 August 2026
Wararka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Khamiis ah halkan ka dhegeyso.
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka Arbaco 19 August 2026
Warkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 19 August 2026 halkan ka dhegeyso.
-
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 19 August 2026
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo ka qudbeeyey Gaal-kacyo iyo mucaaradka oo mar kale ku eedeeyey dhul-boob. Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah.
-
Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo heshiis ka gaaray xeerarka xayeysiisyada khamaarka
Wax-ka-beddelkii xeerarka xayaysiinta khammaarka ayaa la filayaa in la meel-mariyo ka dib markii ay dowladda iyo xisbiga Coalition-ku heshiis ka gaareen. Dhinaca NDIS-na hoggaaamiyaha mucaaradka Angus Taylor ayaa…
-
Dheeman malaayiin sano ku samaysmi jirey oo hadda laba toddobaad lagu sameeyo
Qiimaha dheemanka dabiiciga ah ayaa hoos u dhacay, halka dhinac kalena dheemanka shaybaarka lagu sameeyo uu si weyn u soo caanbaxay. Toddoobaadyo gudohood ayaa lagu soo saari karaa dheemman waaweyn oo tayo leh. Xitaa…
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 18 August 2026
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 18 August 2026
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 17 August 2026
Warkii Australia iyo Caalamka ee Isniin 17 August 2026, halkan ka dhegeyso.
-
SBS Firday Somali Program: Barnaamijkii Jimice 14 August 2026 oo dhammaystiran
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 14 August 2026 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiisyadii.
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 14 August 2026
Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 14 August 2026.
-
Dowladda oo malaayiin ku maalgelinaysa guryaha dhibbanayaasha tacaddiyada — ma ku filan tahay?
Dowladda Australia ayaa sheegtay inay lacag dhan 308 milyan oo doollar ku maalgelinayso xalal dhinaca guryaha ah, si haweenka iyo carruurta tacaddiyada ka cararaya loo caawiyo. Balse dadka dhaliila dowladda ayaa…
-
Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 14 August 2026
Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee Jimce 14 August 2026.
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 13 August 2026
Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 13 August 2026.
-
Census Wrap Up: Weli waad buuxin kartaa tiro-koobka si aad uga fakato ganaax
Mas’uuliyiinta hay’adda ABS ayaa sheegay in ay dadka aan weli buuxinnin formka tiro-koobka lasoo xiriiri doonaan toddobaadkan. Qofkii si ula-kac ah u diida inuu ka qaybqaato tiro-koobkuna wuxuu mutaysan karaa, bay…
-
Can you pick fruit from someone's garden? - Australia Explained: Khudaar ma goosan kartaa geed qof kale leeyahay?
Walking through an Australian suburb, you might spot everything from curry leaves and lemons to tomatoes and herbs growing in front gardens or on verges. But is it legal to pick it? This guide explains when it's legal…
-
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 12 August 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 12 August 2026, halkan ka dhegeyso.
-
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 12 August 2026
Warkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah halkan ka dhegeyso. Abdi-Janan oo Jubbaland dib ugu laabtay baa ka mid ah.
-
SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 11 August 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah halkan ka dhegeyso, 11 August 2026
-
Saddex Khatarood: Qodobbada ka dambeeya Spring-ka kulul ee Australia
Markii ugu horreysay muddo toban sano ah, waxaa gobolkan ay Australia ka mid tahay, ka jira xaaladda la yiraahdo El Niño aad u xooggan, waana markii ugu horreysay muddo toban sano ah oo xaalad sidan u xooggan la arko.…
-
SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 10 August 2026.
Halkan ka dhegeyso qodobbo ka mid ah wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Isniin ah 10 Ausgust 2026.
-
Friday Program Full: Barnaamijkii Jimcaha oo dhammaystrian
Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 7 August 2026 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiisyadii.
-
What are my rights if stopped by police in Australia? - Australia Explained: Waa maxay xuquuqdaydu haddii booliiska Australia i joojiyo?
Police officers have a range of operational powers they can exercise under legislation, including to ask questions, give ‘move on’ directions and conduct searches. Here’s what you need to know about your basic rights…
-
SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 7 August 2026
Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 7 August 2026
-
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 7 August 2026
Wararkii Soomaaliya ee naga soo gaarey Muqdishu maanta oo Jimce ah, halkan ka dhegeyso.
-
Waraysi: Ubah Gabris oo qeexday muhimmadda in aad is tiro-koobto
Ubah Gabris, oo ah madaxa ururka Somali Council of New South Wales, ayaa ka warramaysa muhimmadda ay dadka Soomaaliyeed ee Australia deggan u leedahay inay si buuxda uga qayb qaataan Tiro-koobka (Census) 2026 oo dhici…
-
SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka Khamiis 6 August 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 6 August 2026 halkan ka dhegeyso
-
#116 Visiting a vet (Med) - Learn English #116: Booqashada dhakhtarka xayawaanka
Learn English useful for talking about your sick pet. Practise everyday phrases for explaining when an animal is not eating, drinking, or acting normally. - Baro erayo iyo weedho la isticmaalo marka aad rabbaayaddaada…
-
SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 5 August 2026
Warkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 5 August 2026 halkan ka dhegeyso .
-
Dab-kaymeedyadu ma aha khatarta keliya; qiiqa ka dhasha ayaa dadka dili kara
Marka uu dab-kaymeend ku isku fidiyo dhul ballaaran, wuxuu keenaa muuqaal cabsi leh, laakiin saynisyahannadu waxay leeyihiin khatarta ugu weyniba ma aha dabka qudhiisa — balse waa tahay qiiqa ka dhasha oo si weyn u…
-
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 5 August 2026
Xisbi kasoo hor-jeestey natiijadii doorashada Galmudug iyo Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo ka hadlay khayraadka Badda Soomaalieed iyo sida ay muhiim u tahay in laga faa'iidesto ayaa ka mid ah wararka Muqdisho naga soo…
-
SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 4 August 2026
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 4 August 2026
More in News
The Daily
The New York Times
Up First from NPR
NPR
Pod Save America
Pod Save America
The Megyn Kelly Show
SiriusXM
The Bulwark Daily
The Bulwark
NPR News Now
NPR
Still Counting
Crooked Media
Serial
Serial Productions & The New York Times
The Tucker Carlson Show
Tucker Carlson Network
The Headlines
The New York Times
Morning Wire
The Daily Wire
Pivot
New York Magazine
Shows are listed from Apple Podcasts' charts and directory, and Podcast Index where it is used. Every show and episode belongs to its publisher and plays from the publisher's own feed; this site hosts none of them. Explicit shows are for adult profiles only, and children’s profiles hear only children’s shows. More about this list.