Podcasts · SBS Somali - SBS Afsomali
Waraysi: Guddoomiyaha Global Somali Diasporta Jawahir Dahir
· 14 min
Episode Waraysi: Guddoomiyaha Global Somali Diasporta Jawahir Dahir
0:00
14:02
Jawahir Dahir oo ah guddoomiyaha ururka Global Somali Diaspora (GSD) ayaa ka warrantay guud ahaan ujeeddooyinka iyo howlaha ururka iyo gaar ahaan shirweynaha ururka ee 2026 oo sannadkan ka dhacaya magaalada Brisbane ee dalka Australia.
Shows are listed from Apple Podcasts' charts and directory, and Podcast Index where it is used. Every show and episode belongs to its publisher and plays from the publisher's own feed; this site hosts none of them. Explicit shows are for adult profiles only, and children’s profiles hear only children’s shows. More about this list.