Podcasts · News · Society & Culture

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS

300 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes page 2 of 6

  1. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026

    · 9:13

    Dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026. #sbsaudiopodcast

  2. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 30 September 2026

    · 11 min

    Ra'iisal-wasaare Xamse oo u jawaabey M.weyne Saciid Deni, dagaalladii Baydhabo iyo doorashada Galmadug ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee maanta. #sbsaudiopodcast

  3. Joojinta khidmadaha Kaararka: Maxay Uga Dhigan Tahay Macaamiisha iyo Ganacsiyada?

    · 7:18

    Laga bilaabo 1-da Oktoobar, marka qofku kaarkiisa taabsiiyo mechinka EFTPOS-ka, ama uu internetka wax kaga bixiyo, laguma dari doono khi,dmadaas dheeraadka ah. Taas macnaheedu waa in qiimaha lagu xayeysiiyey badeecadda…

  4. Who really runs Australia, and where you fit in | How Australia Works - Yaa Dhab Aahaan Australia Xukuma, Xaggee Baadse Kaga Aaddaa Adigu| How Australia Works

    · 7:57

    Do you know who can help you with a business permit, a rental problem or family support? Through the stories of Fedele, Carol and Abeer, learn how Australia’s three levels of government work. Find out what local, state…

  5. You are already inside the system | How Australia Works - Durba Ka Mid Baad Tahay Nidaamka | How Australia Works

    · 3:57

    How do Australia’s governments, laws and public services affect your everyday life? Through real stories, this introduction to the series shows you where to start when you need information and support, and how to…

  6. SBSSomali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 28 September 2026

    · 4:22

    Warka Autralia iyo Caalamka ee Isniin 20 September 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  7. SBS Friday Somali Program Full: Barnaamijkii Jimce, 25 September 2026 oo Dhammaystiran

    · 42 min

    Barnaamijii Jimce 25 September 2026 oo ku celis ah halkan ka dhegeysto. wararkii Australia iyo Caalamka, wararkii Soomaaliyo iyo macluumaad kale ayaa ka mid ah. #sbsaudiopodcast

  8. Breast screening: What to expect and why it matters - Australia Explained: Baaritaanka Kansarka Naasaha

    · 13 min

    Regular breast screening can help find breast cancer early, before you notice any signs or symptoms. Screening is free for eligible women or people at risk of breast cancer. It takes about 20 minutes, once every two…

  9. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 25 September 2026

    · 9:48

    Warkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 25 September 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  10. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 25 September 2026

    · 8:27

    Wararkii naga soo gaarey Muqdisho ee Soomaalia maanta oo Jimce ah, 25 September 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  11. Trump Iyo Warbaahinta: Ilaa Xadkee Ayuu Aqalka Cad Xannibi Karaa Saxaafadda?

    · 6:45

    Go’aankii uu Donald Trump Aqalka Cad uga joojiyey warbaahinta CNN, MSNBC iyo Politico ayaa dib u huriyey dood ku saabsan xorriyadda saxaafadda ee Maraykanka. Saddexdan warbaahinood ayaa dacwad ka dhan ah maamulka…

  12. SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026

    · 3:56

    Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  13. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 23 September 2026.

    · 12 min

    Wararkii Australia iyo Caalamka halkan ka dhegeyso - Arbaco 23 September 2026. #sbsaudiopodcast

  14. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 23 September 2026

    · 6:11

    Warkii Soomaalia naga soo gaarey saaka oo Arbaco ah, 23 September 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  15. Cimiladu Way Sii Kululaanaysaa. Sidee U Saamaynaysaa Summerkii Australia ee La Jeclaa?

    · 10 min

    Xilliga Summer-ka ee Australia waxaa muddo dheer lagu yaqaanay xeebaha oo lagu xoomo, fasaxyada iyo maalmaha qorraxda leh. Laakiin maaddaama uu heerkulku sii kordhayo, dababka kaymaha, abaaraha iyo dhacdooyinka kale ee…

  16. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026

    · 4:35

    Wararka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  17. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 21 September 2026

    · 4:28

    Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 21 September 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  18. SBS Somali Friday Program Full: Barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhan

    · 44 min

    Dhegeyso ama kusoo cesho barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhammayst tiran oo xayaysiisyadii laga reebay. #sbsaudiopodcast

  19. #119 Talking about hay fever (Med) - Learn English #119: Ku baro Ingiirsi ka hadalka xasaasiyadda (Hay Fever)

    · 12 min

    Learn English useful for talking about hay fever. Practise everyday phrases for describing symptoms, talking about medicine, and responding kindly when someone has hay fever. - Baro Ingiriisiga loo isticmaalo marka…

  20. What are Indigenous Protected Areas in Australia? - Australia Explained: Waa maxay Indigenous Protected Area?

    · 9:20

    National parks, nature reserves, marine sanctuaries and Indigenous Protected Areas protect different environments and operate under different rules. What makes an Indigenous Protected Area different, and how can you…

  21. SBS Somali News: Warka Australiya iyo Caalamka ee Jimce 18 September 2026

    · 8:49

    Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 18 September halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  22. Somalia News: Warka Soomaaliye ee Jimce 18 September 2026

    · 8:55

    Warkii soomaaliya ee aan maanta oo Jimce ah, 18 September 2026 ka helnay Muqdisho, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  23. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 17 Septmeber 2026

    · 4:01

    Wararkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 17 September 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  24. Waraysi (Ku Celis): Dr Omar Elmi- Cudurka Cagaarshowga Wax Ka Ogow. Daawo Ma Leeyahay?

    · 9:37

    Cudurka Cagaarshowga iyo mucluumaadkiisa waxaa inoo qeexay Dr Omar Salaad Elmi oo horey waraysigan u siiyey laanta Af-Soomaaliga ee SBS. Soomaalida ma ku dhacaa? Daawo ma leeyahay? Halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  25. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 16 September 2026

    · 9:44

    Wararkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 16 September 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  26. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 16 September 2026

    · 8:49

    Wararkii Soomaalia oo saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeys. Waxaa ka mid ah, xisbiga Towfiiq oo af-celyey in, sida ay sheegeen, laga reebay doorashooyinka ku celiska ah ee Galmudug.…

  27. Sida Lacag Ururintu U Dardargelin Karto Cilmi-Baarista Caafimaadka

    · 7:02

    Daawooyin badan iyo daryeel caafimaad oo maanta la isticmaalo waxay ka soo bilowdeen cilmi-baaris. Laakiin cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in deeqaha iyo lacag ururintu ay door muhiim ah ka ciyaaraan sii wadista…

  28. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 15 September 2026

    · 3:50

    Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah, 15 September 2026 #sbsaudiopodcast

  29. Wax Ka Ogow Xanuunno-xilliyeedka Xilligan Spring-ka

    · 9:33

    Dad badan ayaa u qaata in xilligii hargabku dhammaaday, marka xilliga Winter-ku dhammaado. Hase yeeshee, sida uu sheegayo Dr Michael Wright, fayrasyada neef-mareenka ku dhacaa, kuma koobna Winterka oo keliya.…

  30. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 14 September 2026

    · 4:24

    Wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Insiin ah, 14 September, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  31. Friday Somai Program: Barnaamijkii Jimcaha ee 11 September 2026 oo Dhan

    · 45 min

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 11 September 2026 oo dhammaystiran laakiin laga reebay xayaysiiska. #sbsaudiopodcast

  32. Travelling safely in rural and remote Australia - Australia Explained: Gaarigaaga Si Ammaan Ah Ugu Dalxiis Dhulalka Fog-fog ee Australia

    · 13 min

    Australia is a vast and diverse country to explore, but driving in rural and remote areas can involve conditions you may not encounter in cities. Knowing what to expect and how to prepare can help you travel more…

  33. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026

    · 11 min

    Halkan ka dhegeyso wararka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026. #sbsaudiopodcast

  34. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 11 September 2026

    · 7:24

    Wararkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  35. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 10 September 2026

    · 4:51

    Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 10 September 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  36. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 9 September 2026

    · 11 min

    Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 9 September 2026 Halkan ka dhebeyso #sbsaudiopodcast

  37. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 9 September 2026

    · 9:00

    Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee maanta Muqdishu naga soo gaarey. #sbsaudiopodcast

  38. Waraysi: Wefti Ka Socda Jaamacadda Cammuud oo Soo Booqday Australia

    · 26 min

    Dhegeyso waraysigii Guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud, Dr. Mohamed Muse Jibril (PhD) iyo Agaasimaha Xiriirka Caalamiga iyo Mashaariicda jaamacadda Cammuud, Mohamed Heban Awale oo socdaal shaqo ku yimid dalka Australia.

  39. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 7 September 2026

    · 3:34

    Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 7 September 2026 halkan ka dhegeyso.

  40. #118 Losing a job (Med) - Learn English #118 Marka Aad Shaqo Ka Tegeyso

    · 12 min

    Learn English for talking about losing your job. Practise ways to explain workplace changes and sympathetic responses to someone who has had bad news. - Ku baro Ingiriisi sida looga hadlo marka aad shaqo ka tegeyso. Ku…

  41. Prostate cancer in Australia: Testing, treatment and support - Australia Explained: Kansarka Prostate-ka - Baaritaanka, Daaweynta iyo Taageerada La Helo

    · 13 min

    About one in five Australian men will be diagnosed with prostate cancer in their lifetime. Understanding the prostate, your risk and the options for testing can help with early detection and treatment. In this episode…

  42. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 4 September 2026

    · 11 min

    Wararkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 4 September 2026 halkan ka dhegeyso.

  43. Somali News: Warka Soomaaliya ee Jimce 4 September 2026

    · 9:10

    Dagaalladii ka dhacay Baydhabo ayaa ka mid ah warka Soomaaliya ee Jimce 4 September 2026.

  44. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 3 Septmeber 2026

    · 4:39

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 3 September 2026

  45. #117 Borrowing books at the library (Med) - Learn English Ep. 117 Sida book looga soo amaahdo masxafka (Library)

    · 15 min

    Learn English useful for visiting a library. Practise everyday phrases for returning borrowed items, asking about late fees and due dates, renewing items, reserving titles, and using the library catalogue. - Baro…

  46. Dib-U- Dhaca Fiisayaasha Lammaanaha oo Qoysas Kala Fogeeyey

    · 9:07

    Muddada ay qaadato in laga soo jawaabo codsiyada fiisayaasha lammaanahaa ayaa sii kordhaysa, iyado dhinaca kalena ay xukuumadda Labor-ku ku howlan-tahay, cadaadisna kala kulmayso sidii loo yarayn lahaa tirada dadka…

  47. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 2 September 2026

    · 10 min

    Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 2 September 2026.

  48. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 2 September 2026

    · 10 min

    Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah nasoo gaarey halkan ka dhegeyso.

  49. Dhimashooyinka Ka Dhasha Daroogada oo Australia Aad Ugu Kordhay. Maxaa laga beddeli karaa?

    · 8:52

    Warbixin sannadle ah oo ay soo saartay hay’adda Penington Institute ayaa muujinaysa in 2,596 qof ay sannadkii 2024 u dhinteen maandooriye, iyadoo inta badan dhimashooyinkaas ay ka dhasheen daroogo si aan ula kac ahayn…

  50. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 01 September 2026

    · 4:17

    Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 01 September 2026

Shows are listed from Apple Podcasts' charts and directory, and Podcast Index where it is used. Every show and episode belongs to its publisher and plays from the publisher's own feed; this site hosts none of them. Explicit shows are for adult profiles only, and children’s profiles hear only children’s shows. More about this list.