# Dowladda oo malaayiin ku maalgelinaysa guryaha dhibbanayaasha tacaddiyada — ma ku filan tahay?

An episode of [SBS Somali - SBS Afsomali](https://invisiblenetwork.ai/podcast/390316879), 14 Aug 2026, 11 min.

Audio: https://sbs-podcast.streamguys1.com/sbs-somali/20260814155131-somali-b8b200b8-0058-4f19-81d3-43fc0a96e46c.mp3?awCollectionId=sbs-somali&awGenre=News&awEpisodeId=0000019f-fec8-db8e-a7ff-ffcaf5760000&dur_cat=3

Dowladda Australia ayaa sheegtay inay lacag dhan 308 milyan oo doollar ku maalgelinayso xalal dhinaca guryaha ah, si haweenka iyo carruurta tacaddiyada ka cararaya loo caawiyo. Balse dadka dhaliila dowladda ayaa sheegay in loo baahan yahay wax intaa ka badan.

Shows are listed from Apple Podcasts' charts and directory, and Podcast Index where it is used. Every show and episode belongs to its publisher and plays from the publisher's own feed; this site hosts none of them.
